marsanews.com
Xisbiga Waddani Miyuu Iska Indhotiraya Qoraalkii Buubaa Uu Ku taageeray Federalism-ka
June 23, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Xoghayaha Guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar, ayaa xukuumadda ku caanaantay qoddobo ka mid ah heshiiskii magaalada Jabuuti ay ku kale saxeexdeen Somaliland iyo Somaliland kaasi oo fasaxaya isdhexgalka bulshada.

Dhanka kale Waxuu iska indho tirey inuu wax ka yidhaado Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo bartiisa twitter-ka ku sheegay inuu taageersan yahay nidaam federal ah oo dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu ku tilmaamay dadka iyo dowladda Somaliland kuwo gooni goosato ah, isla markaana Federaalku yahay ka lagu suulin karro gooni isku taaga Somaliland.

Haddaba dadka reer Somaliland in badan oo ka mid ah, ayaa waxay isweydinayaan Xisbiga Waddani sababta aanay ilaa iminka wax jawaaba uga soo saarin qoraalkaas Prof. Buubaa oo ka tirsan masuuliyiinta ugu sarreysa ee Xisbigaasi.

Maaha markii ugu horaysay ee Prof. Buubaa oo arintan oo kale ka sheego warbaahinta ama baraha bulshadaba balse xiliyo hore oo kala duwan ba wuu ka dhawaajiyay in uu aragtida noocaas ah qabo isagoo ka tirsan mid ka mida xisbiyada qaranka ee somaliland, manay dhicin marnaba in xisbigiisu wax war ah ama fikir ah ba uu ka yidhaa aragtidaa siyaasi buubaa ee qaranimada ku lidiga ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews