marsanews.com
Xisbiga Waddani Oo Noqday Hoyga Gaboodka Ay Ka Dhigtaan Shaqsiyaadka Cayda Microfoonku Miciinsaday
November 14, 2019 - Written by editor marsan

Hagreisa:(Marsanews) Maareeyihii kaydka haamaha shiidaalka berbera xukuumadii madaxwayne silanyo Saleebaan Siciid Cali oo isagu xamili la xil la’aanta una bartay lunsigii hantida umada, ayaa isagu tan iyo markii hogaaminta talada dalka uu mayalka u qabtay madaxwayne biixi islamarkaana uu dareeriyay dadkii ku mamay boobka hantida qaranka uu sheekh saleebaan oo waxii uu guranayay waayay miciinsaday cay iyo xanaf iyo waliba been uu la taagan yahay warbaahinta.

Maalintii shalay oo ku beegnayd 13/11/2019-ki ayaa sheekh saleebaan uu warbaahinta la soo hor istaagay waxbaa la lunsadaa iyo musuqmaasuq ayaay xukuumadu samaysaa, tiyoo wali uu qoyan yahay raadkii musuqmaasuq ee sida qaawan uu hantida umada ugu tagrifali jiray isaga iyo intii xiligaa ku wehelinaysay meelahii uu ka arimin jiray.

Sheekh saleebaan ayaa maanta warfidiyeenka u sheegay inay laanta danbi baadhista somaliland u yeedhay, islamarkii uu maqlay in ciidamada baadhistu ay rabaana ku dhawaaqay inuu yahay xisbiga waddani, mudo saacado kooban dabadeedna uu gudoomiyaha waddani soo saaray warqad uu ugu magacaabayo sheekh saleebaan inuu yahay gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka saaxil.

Aringta magacaabista sheekh saleebaan ayaa bulshada dareeno badan ku dhalisay, taas oo noqonaysa in xisbiga waddani uu yahay mid urursada hebelada cayda miciinka ka dhigtay.

Aragtiyaha dadka qaar qabaan ayaa odhanaya sababta xisbiga waddani uu xiligan u magacaabay sheekh saleebaan waxa ay daaran tahay yeedhmada C I D-du ay u yeedhay oo ay isleeyihiin gabood hawga noqoto danbiyada musuqmaasuq iyo kuwa afxumada ama cayda madaxda ee uu caadaystay oo waddani hadhaw sidii caadada u ahayd ha yidhaa masuul xisbiga ka tirsan baa la xidhay iyo xoriyatal-qawlkii baa lagu gafayaa, waa guud ahaan ba talaabooyin faashil iska ah, waana mid caado u ah xisbiga waddani in aanu la iman siyaasad hufan oo uu bulshada ka iibiyo balse uu garanayo in cidii wax cayda ama hadalo qadaf ah ku kacda inuu u yaqaano siyaasi xisbiyahan ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews