marsanews.com
Xoghayaha Xusbiga Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bogaadisay Masuulyiinta Cusub Ee Xukuumada M/biixi, Gaar Ahaan Agaasimaha Waxbarashada Iyo Wasiirka Warfaafinta
January 17, 2018 - Written by editor marsan

 

Hargaisa:(Marsanews) Xoghayaha guud ee xusbiga kulmiye ee waqooyiga ameerica Marwo Saamiya fiishar ayaa ugu horayn hambalyo iyo bogaadin u dirtay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa cusub.

Xoghaye saamiya fiishar waxa ay madaxwaynaha ku bogaadisay aqoon-yahanada siyaasiyiinta uu usoo cugtay xukuumadiisa cusub islamarkaana u badan dhalinyarada iyadoo xustay in madaxwayne biixi kaga dhabeeyay barnaamujkiisi siyaaga ahaa ee uu ku galay ololahii doorashada kadib markuu soo dhisay xukuumad kooban oo waliba tayo leh ayay tidhi xoghaye saamiya.

Xoghayaha waqooyiga ameerika marwo saamiya iyadoo marka hore si guud u hambalyeysay guud ahaan masuuliyiinta qaranka ee xukuumadan cusub ayay hadana si gaara ugu bogaadisay madaxwaynaha labada xubnood ee kala ah wasiirka wasaarada warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaarada wax barashada tiyoo ku tilmaantay labadaa xubnood oo iyagu ahaa kulmiyihii reer ottowa islamarkaana sida ay sheegtay ah laba shaqsi oo labadaba ay ku duugtanahay aqoon, karti iyo firfircooni ay qaranka ugu shaqayn doonan lehna aqoon aad u saraysa oo ay ku curin karaan hal-abuur cusub oo ay ku jaan goyn doonan hawlahooga shaqo kuna horumarin doonaan wadanka.

Ugu danbayntii xoghayah waqooyiga ameerika marwo saamiya fiishar awaxay masuuliyiinta iyo madaxwaynaha ba ugu ducaysay inuu ilaahay xilka ay umada u qaadeen la garab galo iyagana ka dhigo kuwii dalkooda iyo dadkooda ba anfaca oo si daacad ahna ugu shaqeeya

Wa bilaahi tawfiiq

Xoghayaha waqooyiga america xusbiga kulmiye

Marwo Samiya fiishar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews