marsanews.com
Xogta Warqad Cabasho Iyo Dalab Gurmad Isugu Jira Oo Mdaxwaynaha Puntland u Diray Farmaajo
May 18, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha dawlad goboleedka majeerteeniya ee Puntland Cabdiwali gaas ayaa qoraal isugu jira cabasho xanuun badan iyo dalab uu madaxwaynaha dawlafda xamar ee taagta daran kaga dalbanayo gurmad isugu jira saanad ciidan iyo lacag ba u diray farmaajo.

Madaxwayne gaas oo sida ka muuqata qoraalka warqadan sheegaya in ciidamadiisu jabkii soo gaadhay ay sabab u ahayd kadib markii ay la kulmeen ciidamo qaba tababar heer sare ah iyo waliba sida uu sheegay inay ku hubaysan yihiin hub casriya, arimahaasi ayaa argagax ku riday kadibna uu sheegayaa in ;loo baahan yahay gurmad aad u sareeya si shacbiga reer puntlan ay u dareemaan in dawlada xamar garan taagan tahay.

Waxyaalaha xusida mudan ee nuxurka warqadani xanbaarsan tahay waxa ka mida in madaxwayne gaas ka dalbanayo Madaxwayne farmaajo in lala soo gaadho ciidan gaadhay 15-20kun oo askari taas oo noqonaysa cajiib marka loo eego baahida madaxwayne farmaajo laftiisu u qabo ciidan baaxadaas leh oo uu kaga maarmo ciidamada afrikaanka ah ee ilaaliyio ee uu u yahay magal=nta isagoo dalkiisi jooga .

Mudooyinkan danbe oo dawlada fadaraalka somaliya ay ka shaqaynaysay colaada dagaalada 15/05/2018ki ka qarxay tukaraq islamrkaana ay kala kulmeen jabka wayn ayaa yaxyax iyo dareeno cabsiyeed oo aad u xeel dheer ku riday gabi ahaanba dawlada fadareelka tiyoo wali ay ka fikirayaan sidii markale ay u soo qaadi lahaayeen weeraro kale oo aanay saadaali karin guul iyo guul adro midka ay ka gaadhi doonaan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews