Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Kulankoodii Labaad Maanta Yeeshay + Wakhtiga Ay Isla Garteen In Ay Gudagalaan Arinta..
December 26, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi iyo labada gudoomiye ee xisbiyada mucaaridka ayaa kulankoodii labaad maanta wada yeeshay iyagoo ka soo saaray kulankaasi war mihiima oo ay bulshada ugu bushaareeyeen.