marsanews.com
Xukuumada JSL Oo Ka Digtay In Aan Dadka Oramada Ah Waxba Loo Gaysan Iyo Idaacada Bbc da Oo Ku Gaftay Qaranimada Oo Xukumadu Si Adag Uga Hadashay
September 18, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta, ahna afhayeenka guud ee xukuumada JSL Md, Cismaan cabdilaahi saxardiid (Cadaani) ayaa ugu horayn si adag uga hadlay warar ay idaacada Bbc du ka baahisay somaliland isla markaana aan waxba ka jirin, inkastoo idaacada Bbc du warkaa raaligalin ka bixisay hadana aanay warkaa ka saarin wabsate keeda taasina ay tahay dhaawac wayn oo ka hor imanaya qawaaniinta caalamiga ah ee saxaafada, sidoo kale waxa uu wasiir cadaani ka hadlay dhacdadii xanuunka badnayd ee dadka lagu xasuuqay deegaanka bariga itoobiya isagoo shacbiga reer somaliland uga digay inaan waxba la yeelin qoomiyada oromada ee ku sugan dalka somaliland, dhanka kalen waxa uu wasiir cadaani hambalyo u diray madaxwaynaha kililka shanaad.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews