marsanews.com
Xukuumada Oo Ka Hadashay Dalabkii Abay Iyo Farmaajo Ee Imaatinka Hargaysa
February 16, 2020 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay wararka sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu imanayo magaalada Hargeysa.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda jamuuriyada somaliland Md, Liibaan Yuusuf ayaa bartiisa Twitter ku soo qoray qoraal kooban oo uu kaga hadlayo wararka sheegaya inuu farmaajo hargaysa imanayo.

Hadalka wasiir ku xigeenka ayaa u dhignaa sidan

In Farmaajo Hargaysa imanayo runtii waa Riyo iyo hawlgal aan surtagal ahayn, xukuumada somaliland waxay u taagan tahay inay difaacdo jiritaankeeda iyo xuduudaheeda waxkasta oo ay ku kacayso, ugu danbayntii waxa uu wasiir ku xigeenku bogaadiyay shacbiga reer somaliland sida ay dareenkooda ugu cabireen mawqifka adag ee ay ka soo hor jeedaan arintan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews