marsanews.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qoddobo Ay Shalay Hordhigtay Shirkadda DP World Oo Qeyb Ka ahaa Heshiiskii Ay Hore Qalinka Ugu Duugtay
September 18, 2017 - Written by editor marsan

Guddoomiyaha Shirkada DP World Mr. Suldaan Bin Zubeyr Oo Ka Warramay Qorshaha Uga Meel Yaalla Mashruuca Free Zone-Ka Dekadda Berbere

Afar Wasiir Iyo Maareeyaha Cusub Ee Hay’adda Dekeddaha Oo Shalay Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guud Ee   DP World+Faahfaahinta Mashaariic ay Sheegeen In Fulintooda Laga Sugayo Shirkaddaas

 

Weftigii Gollaha wasiirrada Somaliland ka tirsanaa ee booqashada ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa kullan   la yeeshay saraakiisha ugu sarsareysa shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekadda Berbera.

Kulanka oo ay dhanka Jamhuuriyadda Somaliland uga qayb baleen wasiirrada khaarijiga, maalliyada, madaxtooyada, qorsheynta iyo maareeyaha cusub ee loo magacaabay  hay’adda maamulka dekeddaha Siciid Xasan Cabdillaahi iyo weliba safiirka Somaliland u fadhiya UAE , sidoo kale dhinaca shirkadda DP World waxaa kulanka uga wakiil ahaa    guddoomiyaha Shirkada DP World Suldaan Bin Zubeyr iyo Maareeyaha Guud shirkadaasi Suheyl Bin Al-Bani. Kullankan ayaa labada dhinaca kaga wada hadleen mashruuca ballaadhinta dekadda Berbere, Free Zone-ka ay, Mashaariicii samofal iyo horumarin isugu jira oo DP World ka samayn doonto Somaliland.

 

Shirka labada dhinac ku dhexmaray Xarunta Guud Shirkada DP World ee magaalada Dubai ayaa waxa ay ballanqaadeen masuuliyiinta shirkadaasi inay si dhakhso ah bilaabi doonaan mashruuca balaadhinta iyo casriyeynta dekadda Berbera, iyagoo tababaro dheeraadana siin doona shaqaalaha dekedda Berbera ka hawlgala. Kullankan ayaa guud ahaanba wuxuu ku dhamaaday guul waxaana la filayaa in weftiga Somaliland maalmaha soo socda kusoo laaban doonaan dalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews