marsanews.com
Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiye Waxa Goor-dhawayd Ku Geeriyooday Cusbitalka Hargaysa Oday Jaamac Nuur
September 12, 2018 - Written by editor marsan

 Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuuc

Hargaisa:(Marsanews) Rabi naxariistii jano haka waraabiyee waxaa goor dhawayd cisbitaalka wayn Ee magaalada Hargaysa ku Geeriyooday Marxuum Oday Jaamac Nuur Xasan oo mudooyinkii u danbeeyay xanuunsanayay.

Marxuumka  ayaa ka mid ahaa Ganacsatadii door wayn kasoo qaatay taakulaynta Ciidanka SNM Ee Dib u xoraynta gayiga Somaliland isagoo Halgankaasi  usoo galay jeel iyo dil ay ku Xukuntay Taliskii Mucagaga ahaa ee Siyaad bare kuna jiray odayaashii laga soo jabiyay jeelka Madheera    Sidoo kale Marxuum Jaamac Nuur ayaa kamid ahaa odoyaashii doorka muuqda kasoo qaatay dib udhiskii Jamhuuriyada Somaliland isaga ka mid ahaa ragii waqtigaas naf iyo maalba usoo huray.

Sidoo kale marxuum Jaamac Nuur Xasan Ayaa  ka mid ahaa raggii dhidibada u taagay xisbiga Kulmiye isaga oo waqti badan iyo maskaxba galiyay sidii xisbiga Kulmiye mar uun xukunka dalka u qaban lahaa, waxaanu ahaa baalasha uu ku duuli jiray xisbiga Kulmiye mudooyinkii uu talada dalka u ordayay isaga oo tiir dhexaad u ahaa guulihii xisbiga kulmiye ku hantiyay talada dalka.

Marxuumka ayaa waxay  saaxiibo dhaw ahaayeen madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

 

Taariikhda Marxuum Jaamac Nuur ayaan ahayn mid halkan lagu soo koobi karin

Waxaana Halankan  Tacsi tiiraanyo leh udiraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuum Jaamac Nuur Odoyaasha iyo siyaasiyiinta aqoon-yahanka ganacsatada kala ah,

  1. Xasan Mawliid Axmed
  2. Maxamed Aw Siciid Geedi
  3.  Axmed Faarax Xarbi
  4. Xasan Guur Jaamac
  5. Cali Maxamed Cali
  6. C/risaaq Sheikh Maxamed Axmed
  7. C/casiis Aadan Habane
  8.  Farxaan Maxamed Cumar
  9. Maxamuud Khayre Cabdi
  10. Cismaan Awrliqe
  11. Maxamuud Seeraar
  12. Axmed Maxamed Cige
  13.  Eng, Baashe
  14. Ex, Wasiir Faarax Geedoole
    Oo dhamaantood marxuumka uga baryaya ilaahay inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii qaraabadii iyo xasabadii iyo waliba shacbiga reer somaliland na samir iyo iimaan saadiqa ilaahau uga baryaya

Waxaana Marxuumka Maalinta Barrito Ah Lagu Aasi Doonaa Haddii Alle Qadaro Xabaalaha Baqiic ee hore loo odhan jiray Sh Aadan Siiro.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews