marsanews.com
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Ayaa Soo Dhoweyey Shaqo Ka Joojinta Lagu Sameyey Gudoomiyihii Gobolkaas
August 29, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Ayaa Si Farxadleh U Soo Dhoweyey Shaqo Ka Joojinta Lagu Sameyey Gudoomiyaha Fadhiidka Ah Iyadao Dhowr Jeer Laga Soo Gudbiyey Cabashooyin.Waxaanay Shacabka Ku Hambalyeyeen Talabada U Qaaday Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxaman Ismaaciil Saylici.Taas Oo Mar Hore Loo Baahna In Laga Qaado Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ee Shaqadii Qaranka Ku Fashilmay.

Waxaa Malinba Maalinta Ka Danbaysa Isa Soo Tarayey Shaqo Xumada Iyo Boobka Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Ciise Shiine Oo Ah Gudoomiyihii Ugu Waxqabadka Liitaya Xukumada Kulmiye Intii Ay Jirtay.

Taas Oo Dadka Sida Dhow Ula Socday Ay Sheegen Intii U Gobolka Awdal Joogay U Ku Hawlana Isku Dirka Iyo Khalkhal Gelinta Beelaha Wada Dega Gobolka Awdal.Gudoomiyaha Ayaa Bilaabay Dhulboob Danta Guud Isago Ka Fa’idaysanaya Waqtiga Kala Guurka Iskuna Qanciyey In Aan Waxba Laga Qaban Karin Hagar Daamooyinka U Ku Hayo Shacabka Walalaha Ee Gobolka Awdal.

Isago Inta Badan Aan Ka Soo Xaadirin Xafiiska Gobolka. Waqtiga Intiisa Badan Ku Lumiya Hotelada Ku Yaala Casimada Hargeysa,Taasina Ay Sababtay In Shaqadii Qaranka Loo Igmaday Faraha Ka Baxdo.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews