marsanews.com
Daawo: Warbixin Shaaca Ka Qaaday Xidhiidhka Ka Dhexeeya Madaxa Sirdoonka Somaliya Ee Nissa Fahad Yaasiin Iyo Ururka All-shabaab
January 1, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Warbixin lagu sheegay in baadhis qoto dheer lagu sameeyay ayaa sheegaysa in madaxa sirdoonka maamulka muqdisho ee Fahad Yaasin iyo ururka xagjirka ah ee all-shabaab uu xidhiidh ka dhaxeeyo.

Warbixin Hordhaca Oo Xasaasiya ayaa laga Diyaariyay isku Milanka Nisa iyo Alshabaab kaasi oo lagu eedeeyay in uu Hormuud ka yahay Taliyaha Haayada nabad sugida ee Nisa Fahad Yaasiin oo lagu tilmaamo in uu yahay masuul wakhtigan ugu awooda badan maamulka madaxwayne farmaajo oo isagu ah wakiilka dalka qatar ujooga somaliya islamarkaana qayb wayn ka ah Daganaasho La,aanta Somaliya

Halkan ka daawo muuqalka warbixintaasi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews