marsanews.com
Daawo: Xildhibaan C/raxmaan Dhere’ Oo Dhaliil Kulul u Soo Jeediyay Hogaamiyayaasha Mucaaridka Ah, Iyo Odayaasha Madasha Oo Uu Sheegay Inay Badhkood Mushahar Qaatan, Qaarna Is Muujinayaan
December 6, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Xidhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan dheere) oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada ayaa sheegay in faysal cali waraabe ay u muuqdan mudo kordhinta baarlamaanka balse ayna u muuqan mudada 25-ka sano ee uu mudo dhaafka isagu ku jpoogo, waxa uu sidoo kale xildhibaanku la dardaarmay gudoomiye ciro oo uu sheegay inay waalayaan yaryar yurub ka yimid iyo kuwo kale oo dawladihii hore lacag ka ururusaday.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere waxa kale oo uu ka hadlay odayaasha madaasha iyo madaxwayne ku xigeenadii hore oo uu sheegay inay badhkood mushahar qaatan, halka qaar ka mid ahina ismuujinayaan oo ay leeyihiin wali waanu joogna.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews