marsanews.com
Dawlada Itoobiya Oo Taageertay Heshiiska Balaadhinta Dekada Kana Jawaabtayna Hadalkii Xusbiga Waddani
October 12, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Dowlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay taageersan tahay heshiiska Balaadhinta Dekeda Berbera iyo dhamaan iskaashiga u dhexeeya Somaliland, Iyadoo beenisay hadal ka soo yeedhay xisbiga Waddani.

Md Berhe Tesfay, Qunsulka Guud ee Itoobiya u fadhiya Somaliland, ayaa sheegay in aanu waxba ka jirin hadal xisbiga Waddani shaki kaga muujiyey ka maqnaanshahii Itoobiya ee xafladii heshiiska balaadhinta dekeda Berbera.

Md Tesfay oo weriye Maxamuud Walaaleye wax ka weydiiyey isagoo ku sugan Hargeysa dareenkiisa heshiiskii balaadhinta dekeda Berbera iyo hadal xisbiga Waddani ka yidhi ka maqnaanshahooda, ayaa waxaa uu yidhi. “Itoobiya way taageersan tahay heshiiska Balaadhinta Dekeda Berbera iyo dhamaan iskaashiyada ay la wadaagto Somaliland.” Ayuu yidhi Md Tesfay. Isagoo raaciyey.

Xisbiga Waddani been ayuu ka sheegay, hawl dhinacyadii ay khusaysay hore u dhamaysteen.” Ayuu yidhi.

Hadalka Qunsulka Guud ee Itoobiya Md Berhe Tesfay ayaa mugdiga ka saaray hadal xisbiga Waddani ku sheegay in saamiga dekeda Berbera oo u dhexeeyey Imaaraadka, Somaliland iyo Itoobiya, ay  heshiiska balaadhinta dekeda Berbera Itoobiya ka maqnayd, halkaasina su’aal layska weydiinayo, ma saamiga Itoobiya ayaa been ahaa? oo bulshada qaarkood siyaabo kala duwan u turjumanayeen.

Sources Wajaale

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews