marsanews.com
Gudidii Doorashada Ee Aan Shalayto Diiday Maanta Waan Aqbalay Waa Maxay Ujeedada Waddani Ka Leeyahay
December 17, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Md, Cabdiraxmaan Ciro, oo sida aynu la wada socono mudo laba sano ku dhawaad ah joojiyay wada shaqayntii gudida doorashooyinka isagoo u sababaynayay in ay wax is daba marin iyo musuq ku sameeyeen doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay dabayaaqadii sanadkii 2017-kii, ayaa arintaasi ay keentay in dalka ay ka suurta galiwaydo qabsoomida doorashooyinkii isku sidkanaa ee baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka.

Gudoomiye ciro diidmada uu sida tooska ah u qaadacay la shaqayntii gudida doorashooyinku waa ta sababtay in golayaasha baarlamaanka iyo deegaanada ay ku fadhiyaan mudo kordhin oo ay qabsoomi kariwaydo doorashadu maadamo xisbiga waddani uu kalsoonidii kala noqday gudidii doorashooyinka ee xiligaa, waana khilaafka ilaa wakhti xaadirka taagan, tiyoo xudunta khilaafkaas doorashooyinka caqabada ku noqday uu yahay qaadacaadaasi uu waddani komishanka ku diiday inay waxa wada shaqayn ah la yeeshan.

Dhawaan markii gudi doorasho oo cusub la sameeyay islamarkaana la dhaariyay golaha wakiiladuna ansixiyeen, ayaa markale iyo sidii oo kale hadana gudoomiye ciro uu qaadacay gudidii cusbayd, isagoo sabab uga dhigay xubin ka mida oo uu sheegay inuu yahay kulmiye, arintaasi oo markale khilaaf siyaasiya dhalisay ayaa ergo dhexdhexaadina ay u kala dab qaaday xisbiyadii mucaaridka ahaa iyo xukuumada, islamarkaana ay ergadaasi soo saartay qodobo odhanaya in komishankii hore ee waddani qaadacay labada sanana ay doorashooyinku u xanibnaayeen in dib loo soo celiyo gudida cusubna laga noqdo, taasi oo gudoomiye ciro si kal iyo laaba u soo dhaweeyay aqbalayna in gudidii uu hore u diiday sheegayna inaanu ku kalsoonayn inuu maanta yidhi waan soo dhawaynayaa ee doorashooyinka ha qabteen.

Taasi oo suaal ay umadu iska waydiinayso sababta gudoomiye ciro gudidii shalay uu diiday maanta waan aqbalay aan la garan karin ujeedada ka danbaysa balse kaliya ay muuqato uun in doorasho diid ay xaajadiisu tahay oo aan cidina aqbali karin komishankii uu lahaa doorasho xaarana ayay qabteen siduu bari ugu qancayo doorashada ay qabtaan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews