marsanews.com
Ilayska Rajada Togan Ee Somaliland Oo La Odhan Karo Waxa Uu Ka Dul-ifayaa Xusbiga Kulmiye
August 15, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Somaliland oo mudo kooban ka bacdi gali doonta doorashadii madaxtooyada oo ay ku loolamayaan sadexda xusbi qaran ee Waddani, Ucid, iyo Kulmiye ayaa shacbiga reer somaliland ay qira-hooda ku hayaan hogaaminta talada dalka shaqsigii loo cugan lahaa, kaas oo sida la filayo aanay hal-maami karin kuu yahay.

Hogaamiyayaasha sadexda ah ee saaxada loolanka siyaasada taagan ee midkastaaba gadhwadeen ka yahay xusbigiisi ayaa iyagu ah kuwo ku kala horeeya taariikhda siyaasada somaliland oo ah mid leh baadi-soocdii iyo sumadii shaci waynuhu ay ku kala tilmaansanayeen.

Musharaxa xusbiga wadani waxa saaxada siyaasada ugu horaysay waa 2005 tii oo madarasada faysal cali waraabe uu ka soo aflaxay isla markaana xiligaa ilaa mudo ka yar toban cisho ka hor uu ahaa gudoomiayaha golaha wakiilada isagoo ku yimid codkii xusbiga ucid isla markaana noqday mid ku caasi garooba madarasadii uu ka soo aflaxay ee faysal iyo waliba codkii xusbiga ucid oo uu ku noqday xilibaanimada uu ku kuray kursiga gudoomiayaha balse xaajadiisu isugu soo biyo shubatay inuu noqdo hurinta la dagaalka xusbiga ucid taasina aanay ahayn siyaasad quman tilmaana ay u tahay bisayl li’ida siyaasadeed.

Faysal cali waraabe waxa uu siyaasada soo galay xiligii ururada siyaasada la furayay oo ahayd 2001 di oo isaugu xiligaa uu samaystay ama ku dhawaaqay xusbiga ucid ayaamo kooban ka dib xiligii marxuum cigaal samayeey xusbigii Udub oo uu faysal cali waraabe noqday ururkii labaad ee Udub ku xigay ku dhawaaqistii aasaskii ururada markaa na la odhan karo faysal waa nin kaga horeeyay taariikhda iyo saaxada siyaasada ama majuurnimada heerka hogaamineed ee ay kaagsiisan tahay hanaankiisa hogaamineed.

Muuse biixi oo ah ka sadexaad waxa uu isagu ka mid ahaa taniyo maalintii lagu dhawaaqay madaxbanaanida somaliland oo haatan jirta rubuc qarni in ka badan ba waxa uu ka mid ahaa jilayaasha siyaasada somaliland oo waliba uu kaga jiray kaalmaha ugu horeeya isla markaana uu ahaa ama ka mid ahaa raga ugu saamaynta badan ee jaan-gooya siyaasada dalka.

Marka hadaba aan eegno isbarbardhiga sadexdan musharaxa maaha kuwo shaqo isku leh mana aha kuwo isku musdawe ah dhankasta oo aad ka eegtaba mana ah kuwo bulshadu ku hilmaami karayso oo waxa ay kala leeyihiin tilmaamo sugan oo ay dhigayso taariikhda dalku isla markaana qofkastaaba uu ka dheehan karayo sumadaha hogaamineed ee ay ku kala sifoobayaan taasi noqonayso midka ay ku kala adkaan doonan oo ah ta ay shacbigu ku kala door bidayaan.

Wrettin by cheif editor c/risaaq maxamed axmed

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews