marsanews.com
Kaftanka Siyaasada Iyo Marsanews’ Af-lanacay Ba Nuur Xaashi Ba Oodaha u Rogay’ Muuqalada Sawirkan Oo Ismacnaynaya
August 25, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Kaftanka siyaasada iyo marsanews ayaa maanta aanu idiinku soo gudbin doona muuqal sawir  ah oo iyagu ismacnaynaya isla markaana astaan qudha wadaaga.

Qormadan kaftan siyaasadeedka muqalka sawirka ayaa ah mid siyaasiyiin ka tirsan xusbiga waddani hurin ka midi ay mataan ku yihiin Xubin ka mida meelaha ay indhuhu qabtaan markiiba halkaas ama meesha ay mataanka ka yihiin ee ay iskaga eeg yihiin ayaa ah afka oo madhan isla markaana xubnahaas xiliyada ay fagaarayaasha ka hadlayaan ay in badan bulshadu iswaydiisa suaasha odhanaysa maxaa odayaasha afka iskaga eeg isku soo ururshay.

Hadaba nin oday ah oo faaleeyay isla markaana si kaftan saraaxadeed ah uga hadlay ayaa yidhi qolyahan afka madhani ma waxay arkeen musharax ciro oo qoslaya uun oo afka kala haya ileen waakuwan afkoodii oon ilig ba ku ool iyagiina intay mukrafoonkii qaateen afkiina kala waaxaye markaa odayadu waxay matalaeey qosol badnaanta ciro lkn waxaanay eegin ba in ciro dee afkiisu dhamaystiran yahay oo waliba ilka cadaani u dheer tahay.

Waxa taa kasii cajiib badnayd markuu mid kale ugu hal celiyay odaygii horee kaftamayay ee uu yidhi horta laba gartay oo wasaaradihii arimaha gudaha ayaa ilkahoodii qaba oo halkaasay ku soo ilka beelene laakiin xildhibaanka oo aan isaga waliba lagu xaman dhaameel yahanka maxaynu nidhaa wuu ku ilko beelay taaso iyadu suaal adag noqotay balse nin da’yar oo garanaya sabankan casriga ah ayaa isna midhiisa ritay oo yidhi waar odayga xildhibaankii waa mu qayil habeen layl biyo-raaciska qayrkii ka reebo oo odayga isaga ilkihiisi qaad baa qabee balse aragtidaa hore labadaa oday ee daakhilga ka soo shaqeeyay iyaga xoolihii umadaa ilka tirtay mise goobtii kaftanka ayaa orin iyo sacab qosol weheliyo ooda laga qaaday halkaasna haasawihii siyaasiga ahaa ku soo idlaaday.

Af la nacayba nuur xaashi baa  oodaha u rogay.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews