marsanews.com
Madaxwayne Biixi Oo Maanta Gurigiisa Ku Booqday Siyaasiga Ruug Cadaaga Ah’ Cumar Carte Qaalib
October 25, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa, siyaasigan oo wakhti dheer ku soo jiray saaxadda siyaasada, door weyna ku lahaa dib u dhiskii dalka Somaliland, ayaa sidoo kale qayb ka ahaa hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee ururada siyaasada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii ururadii wakhtigaasi la aas-aasay ee u tartamay xisbiyada qaranka Somaliland. Siyaasi Cumar Carte Qaalib oo sooyaalka taariikhda siyaasada safka hore ka jira haatana ah qofwayn oo saaxada siyaasada sula ka fadhiistay balse ay ku duugantahay waayo-aragnimo siyaasadeed iyo mid hogaamineed ba.

Balse mudadaa somaliland jirtay inteedii badnayd kaga maqnaa dalka dibadiisa wadanka boqortooyada suciidi arabiya oo uu daganaa haatana dalkiisi ku soo noqday ayaa maanta markii u horaysay madaxwayne biixi booqasho rasmiya gurigiisa ugu tagay halkaas oo salaan iyo is xogwaraysi gaaban ba ku yeesheen.

Madaxwayne biixi oo booqashadan uu ku wehelinayo wasiirkiisa wasaarada arimaha gudaha Md, Maxamed kaahin axmed iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumadiisa.

Cumar Carte1Cumar Carte2Cumar Carte3Cumar Carte4Cumar Carte5Muuse Biixi1Muuse2Muuse 3Muuse5Muuse6Muuse7

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews