marsanews.com
Madaxwayne Silanyo Oo La Filayo Inuu Maalinta Bari Ah Safar Dalka Dibadiisa Ah u Bixidoono
August 18, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md. Axmed Maxamed maxamuud Silanyo ayaa maalinta bariya safar ugu kici timi doona dalka dibadiisa.

Sida ay sheegayaan ilo xogogaali waxa uu madaxwayne silanyo maalinta bariya uu ka dhoofi doona dalka isagoo hawlo u gaara u baxay wallow aan si rasmiya loo sheegin wadanka uu tagayo hadana waxa ilo wareedyadu ay warinayaan inuu dalka imaaradka tagi doono halkaas oo hawlo u gaara ka soo qabsanayo.

Mudo haatan laga joogo bil ah ayaa madaxwayne silanyo uu dalka isutaga imaaradka carabta ka sokeeyay isagoo mudo bil iyo ayaamo ah joogay halkaasi kadibna dalka ku soo laabtay.

Madaxwaynaha ayaan la sheegin cida safarkiisan ku wehelin doonta balse sida ay wararku sheegayaan waxa raaci doona wasiirka madaxtooyada iyo xoghayihiisa gaarka ah.

Ma jiraan war rasmiya oo ka soo baxay ukuumada oo sheegaya safarka madaxwaynaha iyo ujeedada socdaalkiisa iyo waliba wadanka uu tagi doono.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews