marsanews.com
Maleeshiyaad Ka Soo Goostay Maamul-goboleedka Puntland Oo Isku Soo Dhiibay Ciidammada Qaranka Somaliland
June 19, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ciidammada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanka Tuke-raq ee bariga gobolka Sool ayaa soo dhaweeyay ciidan-beeleed ka tirsanaa maleeshiyaadka Garoowe kuwaasi oo isku soo dhiibay ciidanka qaranka.

Ciidan-beeleedkan oo hubkoodii wata ayaa waxa soo dhaweeyay taliska sare ee militariga Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanka Tuke-raq.

Ciidankan soo goostay oo ay ka muuqato diif iyo diihal badan islmarkaan aan sidanin habayaraatee wax dirays ah, qaarkoodna ku labisan yihiin macawiso, waxa la filayaa in taakulo iyo tababarba ay u fidiyaan ciidanka qaranka Somaliland kadibna sidaasi lagu qareemayo.

Maamul-gobolleedka Puntland ayaa mudooyinkii u danbeeyayba soo dhoobayay jiidaha ay isku hor-fadhiyaan ciidanka qaranka Somaliland maleeshiyo beeleedo uu ka soo uruuriyey badi gobolada koonfurta Soomaaliya iyadoo laba weerar oo ay ku soo qaadeen ciidanka qarankana ay ka gaadhay dhirbaaxo aad u culus oo ilaa haatan ay ka soo kaban laayihiin.

Image may contain: one or more people, ocean, outdoor and nature

Image may contain: 2 people, people standing, sky, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, sky, outdoor and nature

Sources Waaberi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews