marsanews.com
Mujaahid Cali Guray’ Iyo Hal-kudhiga Safarkoodii Oo Ah Soo Gaadha Gacalkiin Aduun Galinba Waa Cayne
August 19, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Mujaahid Cali yuusuf (Cali guray) oo ka mida kaadiriinta siyaasiyiinta kulmiye ayaa qoraal kooban oo uu kaga hadlayo Safarkii musharaxa xusbiga kulmiye iyo waftigii uu hogaaminyay ay ku soo mareen deegaanada gobolada bariga somaliland ayaa mujaahid cali guray uu qoraalkiisa ku bilaabay sidan:

Socdaalkii la magac baxay “Soo gaadha gacalkiin aduun galinba waa cayne, wuxu Gudoomiyaha Kulmiye ahna musharaxa madaxwaynaha iyo waftigii uu hogaaminayay ku soo gebogebeeyay afar gobol oo ka mid ah lixda gobol-doorasho ee Somaliland waxana u hadhsan labada gobol ee galbeed ugu xiga waa Maroodijeex iyo Awdal eh.

Reer Hargeysa waxay odhan jireen runtoodna ahayd Madaxwaynayaasha Somaliland inta ugu badani waxay ka yimaadaan gobolka Togdheer eh muxu hal madaxwaynena ha noqdo eh loo waayay mid ka soo jeeda Caasimadda ama Gobolka Maroodijeex? Waa sua’aal welina way taagan tahay waana suurtogal in jawaabteedi ay maanta ugu dhawdahay hadii ay taageeraan Muuse Biixi Cabdi
Gobolka Awdal wuxu ahaan jiray udub dhexaadkii xisbul xaakimkii hore ee UDUB Gobolka Saaxil oo ahaa mataankiisa Safarkan Gudoomiye Muuse Biixi iyo waftigiisa oo aan ka mid ahaa ayaan ku xaqiijiyay in uu Kulmiyoobay waxanu ka mid yahay afarta gobol ee dadka degan intooda ugu badani ay Baycada ku siiyeen Muuse Biixi Cabdi intii uu ku gudo jiray socdaalkii uu ku soo maray iyaga oo xubnihii weftiga la socdayna ay goobjoog iyo markhaatiba ka ahaayeen, rag mudakar ah oo aan been ka sheegayna ay ahaayeen.
Sida ay wax u socdaan waxan rejeynayaa in Awdal iyo Maroodijeexna ay diyaar u yihiin inay Baycada siiyaan Musharaxa Kulmiye taas oo xaqiijin doonta in Musharaxa hogaaminaya saaxadda tartanka xorta iyo xalaasha ah lixda gobol-doorashaba uu yahay Musharaxa xisbiga Kulmiye lana saadaalin karo in Madaxwaynaha bedeli doona Madaxwayne Silanyo uu noqon doono hadii Alleh yidhaa Muuse Biixi Cabdi.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews