marsanews.com
Siyaasi Ashfaqo’ Ninka yidhi Waxbaan Gani Annoo Gol Iyo Cayn Jooga Ee Yidhi Baddii Garacad Baan Gudub u Weeydaarshey Godka Lagu cadaabyow Muxuu Go,uhu Been Sheegay
August 16, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Siyaasi Yuusuf (Ashfaqo) oo ka mida siyaasiyiinta somaliland ee marwalba isha ku haya musharaxiinta saaxada tartanka doorashooyinka ku loolamaya isla markaana axadha qudbadaha ay bulshada ka u eedinayaan iyo waliba balanqaadyada ay ku iibgaynayaan ololahooda, ayaa barta uu ku leeyahay shabakada isku xidhka bulshada ee facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu ku lafa-gurayo qudbadii musharaxa xusbiga waddani Md, Cabdiraxmaan ciro ee uu ku sheegay inuu ciidamada mushaharka u kordhinayo, isagoo qudbadaa siyaasi Ashfaqo diirada ku saaraya qoraalkiisan waxaanu u dhignaa sidan.

Waxaan aad ugu diirsaday khudbadii qaayaha lahayd ee cirro u jeediyey shacbiga iyo ciidamada gobolada bariga s/land Ku sheegay waxtarka muga leh sida kor u qaadida musharka ciidamada unna dhisayo guryo

Muddo 12 sanno ah ayeey Musharaxa gacantiisa
Ku jirtey way ahayd in uu fuliyo waajibaadka hadda u muuqda nasiib darro may dhicin isaga oo haystey fursad sharciga waafaqsan oo goluhu wax ka bedel iyo kaabis Ku samayn lahaa qorshaha miisaniyad sanad kasta.
Sebenkii seyidka ayuu nin riyooday ama la dheemiyey wuxuu daalacday hooto uu ka ganay cayn oo sigtay seyidkoo jooga Eyl tixdan ayuu yidhi
(Hotadaan goldheeriyo ka ridey xannano guudkooda waxay sjj gigleysaba had day godobo eyl gaadhey wadaadkii siduu uga gabaday waa golmadhankiiye.
Seyidkii ayaa LA yaabay xadiga beentisa wuxuu yidhi
(Ninka yidhi waxbaan gani annoo gol iyo cayn jooga wee yidhi baddii garacad baan gudub u weeydaarshey godka lagu cadaabyow muxuu go,uhu been sheegay.

 Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews
 
 
 
´╗┐