marsanews.com
Ururka OLF Oo Laba Dhinac u Kala Fadhiya Iyo General Birhanu Oo Sheegay Ciidamadii Dhawaan Galay Xafiiska Raysal-wasaraha Inay Qorshahoda Ku Jirtay Inay Dilaan..
November 9, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa(Marsanews) Ururka OLF (Oromo Libration Front) ayaa khilaaf ba’ani soo kala dhexgalay islamarkaana laba garab u kala fadhiya, iyadoo laga cabsi qabo in isku dhac uu ka dhex qarxo.

Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa dadaalo xoogan ugu jirta in aanu wax dagaali ka dhex dhicin oo xaalada nabad lagu soo dabaalo laguna hawlan yahay sidii laysugu soo dhawayn lahaa.

General Birhanu ayaa sheegay in aanu jirin wax dagaala oo dhexdooda ka qarxi doona, balse ay guulaysan doonan dadaalada xalka lagu baadigoobayo.

Sidoo kale waxa uu Genaral Birhanu sheegay in ciidamadii dhawaan galay xafiiska raysal wasaaraha dalka itoobiya Md, Abey Ahmed ay rabeen ama qorshahoodu ahaa inay raysal-wasaare Abey khaarajiyaan.

ኢሳት ዲሲ–ጥቅምት 29/2011)በኦሮሞ ነጻነት ግንባር /ኦነግ/ ውስጥ የተፈጠረውን ልዩነት ለመፍታት በመንግስት በኩል ጥረት እየተደረገ መሆኑን ጄኔራል ብርሃኑ ጁላ ገለጹ። እየታዩ ያሉት ችግሮችም ከዚሁ ጋር የተያያዙ መሆናቸውን በማመልከትም ጦርነት የሚባል ነገር አሁን የለም ሲሉም አስረድተዋል። ጄኔራል ብርሃኑ እንዳሉትም በቅርቡ ወደ ቤተመንግስት ተጉዘው የነበሩት ወታደሮች ቤተመንግስቱን ለመበጥበጥና ካገኙም ጠቅላይ ሚኒስትር አብይ አሕመድን ለመግደል አልመው ነበር። በሐገር መከላከያ … The post በኦነግ ውስጥ የተፈጠረውን ልዩነት ለመፍታት ጥረት እየተደረገ ነው appeared first on ESAT Amharic. ► ሙሉውን ለማየት እዚህ ላይ ይጫኑ ► መረጃ ፎረም – JOIN US ► MEREJA TV YOUTUBE CHANNEL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews