marsanews.com
War Degdeg Ah: Dagaal Culus Oo Mar Kale Ka Qarxay Koonfurta Gobolka Sool
October 22, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Dagaal Culus Oo Mar Kale Ka Qarxay Koonfurta Gobolka Sool Gaar Ahaan Deeganka Dhumay Waxaana Goob Joogayaal Ku Sugna Goobta Dagaalka Noo Xaqiijiyeen In Dagaal Culus Oo Hubka Noocyadiisa Culus La Isu Adeegsaday.

Dadka ku sugan deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in uu Dagaalku bilaabmay salaadii subax ee saaka iyadoo dhawaaqa rasaastu ay hadh beeshay.

Ciidamada duulaanka ku galay Dhumay ayaa ka mid ah laba beelood oo sanadihii u dambeeyey dagaal ku dhexmarayey oo maalmo kahor la soo afjaray colaadii ka dhaxaysay.

Dadka dhintay oo aan ilaa hada si dhab ah loo ogayn inta ay yihiin waxaase dad kala duwan sheegaan in ku dhowaad Labaatan qof dhinteen.

 Labadan Beelood oo illaa shan jeer la dhameeyey colaadooda ayaa dhowaan si dhib leh lagu soo dhameeyey balse waxa illaa haatan dadku isweydiinayaan sababta duulaankan oo kii ugu weynaa ah uu ku yimi.Wararka ugu dambeeyey waxa ay sheegayaan in ay ciidamo xoogle oo ka tirsan ciidamada Somaliland ku sii qulqulayaan degaankaas oo laga cabsi qabo dagaalo lagu riiqdo, welina kama ayna hadlin maamulka gobolka Sool iyo madaxda dhaqankuba.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews