marsanews.com
War Degdeg Ah: Diyaarad Siday Dawooyin Ay Soo Dirtay Somaliya Oo Loo Diiday Inay Fadhiisato Madaarka Laascaanood
October 24, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Wararka hada naga soo gaadhaya Magalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarada Ocean Airline loo diiday in ay ka degto Garoonka diyaaradaha Magaaladaas.

Diyaaradaas ayaa la sheegayaa inay siday daawooyin loogu talo galay dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay iyo in sidoo kale ay qaado dhaawacyada qaarkood.

Wararka ayaa tibaaxaya in sidoo kale diyaarada la doonayey in lagu soo qaado qaar kamid ah dadka dhaawacyada culus  ka soo gaadhay dagaalada dhawaanahaan ka socday Deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka  Sool.

Sidoo kale Warar aanu helayno ayaaa sheegaya in Deeqdaas Dawada ah ay soo dhiibtay Dowladda Federaalka Soomaaliya , balse Diyaaradii siday loo diiday inay ka degto Garoonka diyaaradaha Magalada Laascaanood.

Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Laascaanood ee Somaliland ayaa la sheegay inay diideen Diyaarada Ocean Airline ee dawooyinka u siday Magalada Laascaanood.

Ilaa iyo hada  ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka iyo Xukuumada Somaliland oo ku aadan is-hor istaaga lagu sameeyey diyaaradaas  la soo wariyay inay daawooyin siday

Sources Wajaale

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews