marsanews.com
Wasiir Yuusuf Cismaan Garas Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Guddoomiyaha Wargeyska Geeska Afrika Oo Aabihii Ku Geeriyooday Hargeysa
August 27, 2017 - Written by editor marsan

Wasiir Yuusuf Cismaan Garas Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Guddoomiyaha Wargeyska Geeska Afrika Oo Aabihii Ku Geeriyooday Hargeysa

Hargaisa:(Marsanews) Wasiiru dawlaha wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Yuusuf Cismaan Garas isaga oo ku hadlaya magaciisa kan wasaaradda macdanta iyo ka guud ahaanba shaqaale weynaha wasaaraddaas waxa uu Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaa   Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa-bannaan Ee GEESKA AFRICA Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo), Isaga oo uga Tacsiyaynaya Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Aabihii Marxuum XUSEEN JAAMAC GUULEED oo maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN

Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba

Amiiiiin   Amiiiin    Amiiiin

Wasiiru dawlaha wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland

Yuusuf Cismaan Garas

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews